intifaac
(m.l)

1. Waxtar. 2. ld intifaacid.

intifaac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Ku i.: wax, waxtarkiisa ku dhaqmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh intifaac

maal [m.l]
1. Hanti. 2. ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la ammaanaysiiyo si uu u intifaacsado. 3. ld maalid.

agan [m.l]
1. Ceel biyo badan leh; naq badan. 2. A. ah: xoolo, ceel, dhul iwm oo aan intifaac lahayn.

intifaacid [m.f.dh]
eeg intifaac². ld intifaac¹ (2).

intifaacsad [m.l]
ld intifaacsasho.

intifaacsasho [m.f.dh]
eeg intifaacso. ld intifaacsad.

intifaacso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax intifaac ka helid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg