Irbe

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-bayaal, m.l/dh)

Ul yar, dheer, oo madax ballaaran leh, oo soorta marka la karinayo lagu walaaqo; malaankhad.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga irbe

irbee | irbeyn | jirbe | malaakhad | miyirbeel | miyirbeel | miyirbeel | miyirbeelid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg