miyirbeelid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg miyirbeel³. ld miyirbeel¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh miyirbeelid

gaggab [m.l]
1. Kufidda iyo miyirbeelidda uu dhaliyo nabar surka ku dhacay. 2. Xanuun surka culaysiya. 3. ld gaggabid.

miyirbeel [Magac Lab | Noun Masculine]
1. Lumidda garashadu ka lunto qof. 2. ld miyirbeelid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg