Irsaaq

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Wax la cuno oo lagu noolaado. ld arsaaq, arsaaqad, irsaaqad, irsiq.

Irsaaq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Wax la cuno oo lagu noolaado cid siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga irsaaq

arsaaq | arsaaq | arsaaqad | irsaaqad | irsaaqid | irsiq |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg