isbahaysasho
(m.f.dh)

eeg isbahayso. ld isbahasad, isbahaysi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isbahaysasho

isbahaysad [m.l]
ld isbahaysasho.

isbahaysi [m.l]
Xiriir isgaashaanbuuraysi oo ka dhexeeya dad, ummado, dawlado, iwm oo sokeeye ahaan isku raaca. ld isbahaysasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg