isbahaysi
(m.l)Xiriir isgaashaanbuuraysi oo ka dhexeeya dad, ummado, dawlado, iwm oo sokeeye ahaan isku raaca. ld isbahaysasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isbahaysi ↴
isbahaysasho [m.f.dh]
eeg isbahayso. ld isbahasad, isbahaysi.
xulato [m.dh]
Laba qof, laba dawladood, laba cidood ama ka badan oo gacan saar yeesha ama isbahaysi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg