Isbarbardhig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isu eegidda la isu eego laba shey waxa ay iskaga mid ka yihiin.

Isbarbardhig

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)

ld bar-bardhig.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isbarbardhig

eeg | barbardhig | barbardhigid | desibel | fiiri | foodi | isbarbardhigid | sayid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg