Isbeddel-kiimikaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Isbeddelka ku dhaca walax; kaas oo la xiriira dhinaca dhismaha kiimikaad; kuna yimaada atammada molikuyuulka oo kordha, yaraada ama dib-u-habayn sameeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isbeddel-kiimikaad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg