isbig
(m.l)

Afarta jaad ee uu haadaadka turubku u kala baxo middood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isbig

turub [m.l]
Xaashiyo cayaaro badan oo kala jaad ah lagu cayaaro oo afar cuntub u qaybsan: hadhiin, dheemman, karaawil iyo isbig.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg