isbuturi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Caro iyo islaweynaan awgeed gaar u bixid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isbuturi

isbuturin [m.f.dh]
eeg isbuturi. ld isbuturis.

isbuturis [m.l]
ld isbuturin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg