isciilkaabi
(m.l)Is-hiifidda ama ka shallaynta khalad la sameeyey.
isciilkaabi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)1. Khalad la sameeyey dartii is-hiifid. 2. Caro darteed faruuryo-qaniinid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isciilkaabi ↴
isciilkaabin [m.f.dh]
eeg isciilkaabi². ld isciilkaabiyid.
isciilkaabiyid [m.dh]
ld isciilaambin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg