isdabammari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld isda-bamari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isdabammari ↴
isdabamari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax isku qaldid. ld isdabammari.
isdabamarid [m.f.dh]
eeg isdabamar². ld isdabammarid.
isdabamarin [m.f.dh]
eeg isdabamari. ld isdabamaris, isdabammarin, isdabam-maris.
isdabammarid [m.dh]
ld isdabamarid.
isdabammarin [m.dh]
ld isdabamarin.
isdabammaris [m.l]
ld isdabamarin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg