isdhaafsanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)1. Wax khaldan noqosho. 2. Wax la sixray noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isdhaafsanow ↴
isdhaafsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
1. ld isdhaaf-sanaan. 2. eeg isdhaafsanow.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg