isfantacoori
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Wax caraysan iska dhigid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isfantacoori

isfantacoorin [m.f.dh]
eeg isfantacoori.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg