Ishiqaate

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-tayaal, m.l/dh)

Qof arrimaha uu la kulmo wixii u dan ah ka yeela.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ishiqaate


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg