Iskahorimaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Is qaabilidda ay is qaabilaan laba kooxood oo qilaaf ka dheexeyo. 2. Isburin.

Iskahorimaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Laba shay oo iskaga soo horjeeda si toos ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskahorimaad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg