isku-aaddi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Laba walxood ama ka badan isku abbaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh isku-aaddi

isku-aaddin [m.f.dh]
eeg isku-aaddi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg