Iskudheg-bu'eed

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Falgal bu'eed oo ka dhex dhaca bu'atameedyada fudud, ayna samaysanto bu'atameed culus oo la jirto tamar baxda oo laxaad weyn leh. Tamartaasi waxa sababa cufka lumay. ld isu dheg bu'eed.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iskudheg-bu'eed

iskudheg-bu'eed |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg