Isle'eg-kiimikeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo ..., m.dh)

(xis.) Hab loo muujiyo falgalka kiimikaad iyada oo lagu astaynayo summado saxarrada falgalaya (atammo, molikuyuullo, ayoonno iwm). Tusaale ahaan: x A + y B z C + w D . “Calaamadda waxa loo akhriyaa leebab”. Halka leeb waxa lagu isticmaalaa falgalka magedismaha ah, leebabka lammaanna falgalka gedismaha ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isle'eg-kiimikeed

isle'eg-kiimikeed |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg