Isle'egta xaaladda maatarka
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(fiis.) Isle'eg xisaabeed oo xiriirisa cadaadiska P, mugga V, iyo heerkulka kul daynaamikada T ee xaddi walax n. Isle'egta ugu fudud waa tan neefaha mitaaliga ah: PV = nRT, taas oo R ay tahay madoorsoomaha neefaha. Laakiin, adkeyaasha, hoorarka iyo neefaha kaleba, isle'egtu waa murakab adag.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isle'egta xaaladda maatarka ↴
isle'egta xaaladda maatarka |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg