Ismaldhikhi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Xarrago iyo jiljileec aan la lahayn iska raadin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ismaldhikhi

ismaldhikhin | ismaldhikhis | ismaldhikhiye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg