Israac
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.dh)Isutagga laba ummadood iwm ay yeeshaan iyagoo maamul siyaasadeed oo isku mid ah wadaaga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga israac ↴
dhiibitir | dhiibitiran | israaci | israacin | israacis | mataan | midee | naftir | naftir |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

