Mataan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-no, m.l)

1. Labo ilmood oo hooyo isla mar dhashay midkooda labka ah. 2. Labo waxyaalood oo laysugu magac daro.

Mataan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.dh)

1. Labo ilmo oo hooyo isla mar dhashay midkooda dheddigga. 2. Laba waxyaalood oo laysugu magacdaro ama la israaciyo. 3. Ceel af dhuuban, biyo badan oo ceelal kale ku dhow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mataan

laag | laako | laashin | dheelmataan | harmataan | lid | maro-masaar | mataanayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg