Isticmaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

(siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan awood lahayn, isaga oo isticmaalaya kheyraadkiisa, si uu u kordhiyo awooddiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isticmaar

isticmaarsad | isticmaarsasho | isticmaarsi | isticmaarso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg