Isugujoogso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Si dhagso leh nafley u gawracid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isugujoogso

isugujoogsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg