Isuqaybin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(xis.) Astaanta :. Xisaabfalka labaale ee lagu helo qaybta laba xaddi (tiro). Isuqaybinta waa xisaabfalka weydaarka u ah iskudhufashada.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga isuqaybin

aritmatig | hormoggal | xeerka kala-hormarinta |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg