Iswaafaqsanaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(nax.) Curiyeyaal weerta oo isku waafaqa xagga caynta tirada iwm. Tus. “Inantu dawo ayay cabtay”, “Inanku dawo ayuu cabay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga iswaafaqsanaan


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg