Jaabajaabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Qoryo yaryar oo laysu soo uruuriyey. 2. Xoolo iyo dad tiro iyo tayaba liita.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaabajaabo

jaabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg