Jaabo

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo. 2. Alaab aan qiimo lahayn. ld jaabajaabo. jaabajaabo, qoryo, xaabo

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaabo

jaabajaabo | jaabee | ijaabo | tijaabo | tijaabogal | xijaabo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg