Jaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld qaad 1. Geed caleentiisa, laamahiisa curdanka ah iyo diirkiisa la calashado oo lagu marqaamo. 2. Nooc. 3. Kala jaad: kala duwan. qaad, nooc

Jaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

1. Qaad cunid. 2. Ku jaad: cid shaqo u xilsaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaad

jaademid | jaadid | daabbulad | jaalabbuud | qaad | qaad | qaash | saar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg