Jaawi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld jaawe.
Jaawi
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. ld farjaawi, farjawi. Fardhexada iyo suulka gacanta oo si xoog ah laysugu xoqo ka shanqarin; suuldhabaalayn. 2. Haad turub ka yamxeerin (ciyaar turub).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaawi ↴
jaawe | jaawin | jaawis | bac | farjaawi | farjaawin | farjaawis | farjawi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg