Jabto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cudur ku dhaca xubnaha dhalmada iyo kaadida: waxaa ka yimaada malax iyo carun, waana lays qaadsiiyaa. ld jabti.

Jabto

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Cudur ka mid ah cudurrada galmada waxaana keena baktiiriyada loo yaqaan “Neisseria gonorrhoeae” wuxuu ku dhacaa xubnaha cawrada ee ragga iyo dumarkaba.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jabto

dhanballan-bu'eed | dhuux-lafo-holac | gale | jabti | jajabe |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg