Jacbur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

1. Suugaan, gabay iwm oo ula kac loo deelqaafiyey. 2. Waxyaallo aan isku nooc ahayn oo laysku daray.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jacbur

jacburan | jacburasho | jacburi | jacburin | jacburis | jacburnaan | jacburnaansho | jacburni | jacburo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg