Jacjacle
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:1. (bot.) Geed-gaab laan laan u baxa, qodax lahayn, udgoon, weelasha lagu cusho oo arigu daaqo. 2. (daaw.) Jirro dadka madaxa ka bararisa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jacjacle ↴
jacjaclee | jacjacleyn | jacjacleys |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

