Jaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Garaac; tumid. 2. Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco). 3. Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.
Jaf
Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:1. J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh. 2. J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
Jaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Gogol iwm boor ka duulin. 2. Geed si qolofta looga goosto garaacid. 3. Geed garaacid ama ruxid si mirihiisi ay u soo daataan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaf ↴
faajafaajo | faajafajoo | faajafajood | dhanjaf | halaqjaflayn | halaqjaflays | halaqjaflaysad | halaqjaflaysasho | halaqjaflaysi | halaqjaflayso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg