Jafo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-ftay, -fatay)1. Qolof, jilif iwm geed ka goosasho. 2. Gogol boor ka duulin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jafo ↴
hurguf | jafaal | jafasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg