Jalaal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Ganaax lagu xukumo qof dembi yar galay. 2. Kitaab Quraan ah sharrax leh.


Jalaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Cid dembi gashay ganaaxid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalaal

jalaalaq | jalaalaqayn | jalaalaqee | jalaalaqo | jalaalid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg