jalaalaq
(m.l)Dhaca labaad ee meel hore loo dhacay lagu sameeyo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jalaalaq ↴
jalaalaqayn [m.f.dh]
eeg jalaalaqee.
jalaalaqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
Meel hore loo dhacay mar labaad dhicid.
jalaalaqo [m.dh]
Hantida laga helo meel hore loo dhacay.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg