Jalaw

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Miraha digirta, yicibta iwm oo geedka ku qallalay.


Jalaw

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-way, -wday)

Miro digir, loos iwm qallalid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalaw

jalawsan | jalawsanaan | jalawsanaansho | jalwid | jiijiile |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg