Jiijiile

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)

1. Balag digir marka uu ka tago halcasaadka oo uusan gaarin jalawga. 2. Ilmaha shimbiraha ee aan weli duulimaad gaarin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jiijiile


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg