Jalbeebtan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn oo laba qof iyo ka badan isdhaafsato. 2. ld jalbeebtamid.

Jalbeebtan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Dad kaftan iyo sheeko aan turxaan lahayn isdhaafsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jalbeebtan

jalbeebtamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg