jaldiso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-stay, -satay)ld jildiso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaldiso ↴
jildiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Kitaab, buug iwm jildi u yeelasho. ld jaldiso, jeldiso, jaldiyo, jeldiyo, jildiyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg