Jildiso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)Kitaab, buug iwm jildi u yeelasho. ld jaldiso, jeldiso, jaldiyo, jeldiyo, jildiyo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jildiso ↴
jaldiso | jaldiyo | jeldiso | jeldiyo | jildisasho | jildiyo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg