jaldiyo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-yaday, -yatay)ld jildiso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh jaldiyo ↴
jildiso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Kitaab, buug iwm jildi u yeelasho. ld jaldiso, jeldiso, jaldiyo, jeldiyo, jildiyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg