Jallaad

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Kutub Quraanka oo dhami ku qoranyahay. 2. (-dyo, m.dh) Toddobada subac ee quraanku ka koobanyahay midkood. 3. (-dyo, m.dh) Jildi korka kaga dahaaran kutub. ld jillaad¹.


Jallaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Kitaab jildi ku dahaarid. ld jillaad².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jallaad

jallaadan | jallaadan | jallaadasho | jallaaddee | jallaaddeyn | jallaadeysan | jallaadeysnaan | jallaadeysnaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg