Jan
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:1. Wax jeclaysi jirro oo kale ah oo ku dhaca haweenka uurka leh. 2. Jacayl xad dhaaf ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jan ↴
daaddeg | xagal janjeedh | xagli | arjantam | aw-batiiqow | bacaad-qaab-bileed | dhadhaab-saleed | dhalleex | dhalleexi | dhidib-dhuleed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg