Janjeer

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Wax gees u iilan. ld janjeedh.


Janjeer

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Wax gees u qalloocsamid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga janjeer

daaddeg | xagli | bacaad-qaab-bileed | dhadhaab-saleed | dhalleex | dhalleexi | dhidib-dhuleed | heys | jalleeci | jalleecso |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg