janjeerin
(m.f.dh)eeg janjeeri.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh janjeerin ↴
dhalleex [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-xay, -xday)
1. (f.g) Dhinac eegid. 2. (f.mg) Wax janjeerin. ld dhalleec², jalleec².
dhalleexi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Weel janjeerin. ld dhalleeci, janjeeci.
jalleeci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax janjeerin. ld dhalleeci.
qallooc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.
qallooci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax qaabkiisa dhan u janjeerin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg