Jaqi

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ilmo yar caano ka jalin. Tus. “Canuggii bay jaqisey.”


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jaqi

cun | habjaqid | jaqid | jaqin | jaqis | nuug | qaniin | wajaqid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg