Qaniin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Guud ahaan cayayaanka yaryar ee xoolaha dhiiggooda ku nool sida shilinta, dhuugga iwm.


Qaniin

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

1. Ilko si xoog leh wax ugu qabasho. 2. Cayayaan nafley dhiig ka jaqid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qaniin

raar | ursato | abris | anoofeles | baalcas | beejaggoys | caradugaag | carrasan | cawaggud | cun |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg